Gabileynewsonline.com
Shabakada Gabiley News Network
Garyaqaan Mubaarik Aar Oo Ka Hadlay Khilaafka Siyaasadeed Ee Dalka Ka Taagan, Fariina Udiray Xisbiyada Mucaaridka
December 3, 2022 - Written by admin

Garyaqaan mubaarik Aar oo kamid ah aqoonyahanka somaliland ee badi ka hadlay arimaha dhinaca sharci ayaa farta ku fiiqay halka uu salka ku hayo khilaafka cakirn ee udhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka

Sidoo kale Garyaqaan Aar ayaa sheegay in cida tanaasulka iyo wada hadalka diidan la garanayo isagoo dhanka kalena sheegay In madaxwaynuhu mucaaridka kaga adkaaday awooda uu gacanta ku hayo.

" Xisbiyadda Mucaaridku waa in ay galan Doorashada " Garyaqaan Mubaarik Aar

 

COMMENTS
Latest News