Published:

Gudida joogtada ee golaha wakiilada ayaa uyeedhay xubnaha komishanka doorashooyinka qaranka kuwaasi oo ay maanta kulan kuwada qaateen xarunta golaha wakiilada

Gudooomiyaha gudida joogtada ee golaha wakiilada Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje ayaa faah faahin ka bixiyay waxyaabaha ay wada hadleen gudida doorashooyinka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Maxay Tahay Sababta Komishanka & Wakiiladu U Qarinayaan Labada Donrasho Ta Soo Horaynaysa

News Related