Gabileynewsonline.com
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Xukuumada Ku Dhaliilay Waxka Qabasho La,aanta Dilalka Magaalada laascanood iyo Qaabkii Ayula Dhaqmeen Dadkii Mudo Haraadayay
December 28, 2022 - Written by admin

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani xirsi xaaji xasan ayaa si kulul ucanbaareeyay xukuumada oo ciidamo iyo rasaas u adeegsatay dad ka banana baxayay dilkii magaalada laascanood loogu gaystay marxuum cabdifataax cabdilaahi kuwaasi oo ay ku dhinteen sedex qof

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

"Waa ayaan darro in reerLaascaanood Tigniko loo adeegsado kuwii shacabka laayay na aan lasoo qaban"

COMMENTS
Latest News