Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Beesha Caalamku Laba Qodob Kala Dooran Siisay Madaxwayne Biixi
December 1, 2022 - Written by admin
Gudoomiyaha xisbiga ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa sheegay in beesha caalamku madaxwayne biixi hordhigtay laba qodob oo la xidhiidha qabsoomida doorashooyinka
