Published:

Komishanka doorashooyn=inka qaranka ayaa maanta kala diray shaqaalihii iyo agabkii goobaha diwaangalinta codbixiyayaasha oo maalinta bari ah dalka ka bilaabmi doonta

Komishanka ayaa gobol gobol ukala diray agabkii iyo shaqaalaha ka hawlgali doona goobaha diwaan galinta.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Shaqaalaha iyo agabka 28-ka Goobo Doorasho ee Togdheer oo la kala diray.

 

News Related