Published:

Madaxdhaqameedka somaliland gaar ahaan kuwo beelaha isaaq qaarkood oo maanta shirjaraa,id ku qabtay magaalada hargaysa ayaa ka hadlay rabshadaha ka socdo magaalada laascanood oo ay dad badani ku dhiteen iyo hadalada kasoo yeedhaya dad qaar oo sheegay in beesha isaaq ku soo duushay taasi oo ay waxba kama jiraan ku tilmaameen

Sidoo kale madaxdhaqameedka ayaa xukuumada ugu baaqay in ay bulshada la wadaagto cida laynaysa haldoorka reer sool.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;’

War Culus: Salaadiinta Beelaha Isaxaaq oo si adag uga hadlay Xaalada Laas-Caanood

News Related