Published:

Madaxwaynaha dawlad deegaanka Somalida mustafe Muxumed Cumar ayaa ka hadlay shirar ku lid ah Somaliland iyo guud ahaan  geeska oo lagu qabtay magaalada jig jiga dhawaan kaasi oo lagu sheegay in Ururka Khaatumo bilaabayaan halgan lagu xoraynayo goboladooda.

Sidoo kale madaxwayne mustafe cagjar ayaa sheegay in aan loo dul qaadan doonin shirar lid ku ah wadamada jaarka iyo dalka itoobiyaba isagoo digniin udiray cidkasta oo ku hawlan shirarka noocaasi ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Madaxweynaha DDS oo Ka Digay Shirar Jigjiga Ka Socda oo Somaliland lagu Wiiqayo.

 

News Related