Published:

Madaxwaynaha Somaliland muuse biixi cabdi ayaa maanta galinkii danbe dalka dib ugu soo noqday safar maalmo uu ugu maqnaa dalka jabuuti kadib

Majirto cid waftiga iyo xukuumada katirsan oo ka hadashay safarka madaxwaynaha .

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi oo Dalka dib ugu soo laabtay.

 

News Related