Gabileynewsonline.com
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Dekeda Berbera.
December 1, 2022 - Written by admin

Madaxwayne kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylici iyo wafti uu hogaaminayay oo safar ku jooga magaalada berbera ayaa kormeer kusoo maray dekeda berbera iyo qaybaha cusub ee lagu soo kordhiyay.

Waxaana maadwxayne kuxigeenka halkaasi ku qaabilay maareeyaha dekedaha jsl.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Madaxweyne ku xigeenka JSL iyo wefti uu hogaaminayo ayaa soo kormeeray dekeda magaalada Berbera

COMMENTS
Latest News