Published:

Wasiirka Gaadiidka iyo horumarita jidadka iyo Agaasimaha guud ee wasaaradaasi ayaa qaabilay wafti ka soconaya dawlad deegaanka somalida itobiya,

Waftigaasi oo uu Hogaaminayay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Ganacsiga DDS ee Ethiopia Sidiiq Cabdiqaadir waxaana ku wehelinayay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Waxbaeashada DDS Cumar Aadan Xasan Xildhibaano iyo Agaasime waaxeedyo ka kala socda wasaaradahaasi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Wasiirka gaadiidka iyo horu-marinta jidadka oo qaabiley wefti ka socda dawlad deegaanka soomaalida

 

News Related