Published:

Wasiirka Wasaarada warfaafinta Somaliland saleebaan cali koore oo ku sugan magaalada laascanood ayaa ka hadlay xaalada magaalada laascanood iyo rabashadaha ka taagan isagoo shacabka ugu baaqay in ay isdajiyaan.

Sidoo kale wasiirka warfaafinta ayaa sheegay in ay gacmo shisheeye ku jiraan dilalka laga gaysto gobolka iyo kacdoonka shacabka.

“Arrinta Laascaanood waxa ku jira gacmo shisheeye oo aan reer Somaliland ahayn” W/ Warfaafinta.

 

News Related