Published:

Wasiiro katirsan xukuumada Somaliland, maamulka gobolka gabiley Ka degmada iyo  waxgaradka gobolka ayaa maanta xadhiga ka jaray biriijka isku xidhaya gabiley iyo shariif cali oo aad ugu muhiim ah bulshada ku dhaqan magaalada gabiley kaasi oo dhismihiisa la dhamaystiray.

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Wasiirka wasaaradda hawlaha guud dhulka iyo guryaynta Somaliland ayaa xadhiga ka jaray biriij.......

News Related