Published:

Gudoomiyaha haayada ka hortaga aafooyinka Somaliland faysal cali sheikh ayaa sheegay in ay dhawaan dadka ku dhaqan gobolada bari ee Somaliland ay gaadhsiin doonaan raashin mucaawino ah.

Somaliland ayaa Shaacisay in Raashin ay gaadhsiin doonto Gobolada Bariga

News Related