Published:

Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha qaranka Cabdikariim axmed Maxamed “Xinif” oo ka qaybgalay munaasibad lagu maamuusay saxafi cali mahdi jibriil ayaa sheegay in uu yahay nin dhalinyaro ah oo kala gartay aaminaadiisa shakhsiga ah iyo waxa ina wada dhexeeya isagoo soo qaatay warbixino dhowr ah oo uu diyaariyay

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;’

Cali Mahdi Wuxu Kala Garanaya Wixii Lawada Leeyahay Iyo Wixii Gaarka Ah''Gudoomiye Xinif

News Related