Published:

Qaarkamid ah dadwaynaha ku dhaqan caasimada hargaysa ayaa aragtidooda ka dhiibtay qodobadii ay maalintii shalay soo saareen madaxdhaqameedka beelaha dhulba hante oo ku shiray laascanood

Sidoo kale dadwaynaha caasimada hargaysa ayaa wax lalayaabo ku tilmaamay daandaansiga maamul goboleedka punthand.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Dadka Reer Haragysa Oo Si Adag Uga Hadlay 12 Qodob Ee Odayasha Fiqi-shini & Dhulbahante Soo Saren

 

News Related