Gabileynewsonline.com
Dawlada Somaliland In Ay Ka Hortagto Maryaha Buluuga Ah, Waxay Ka Door Bidday In Aanu Ku Dhiman Gacanta Dawlada, Muwaadin Reer Somaliland Ahi, Reer Laascanod Ah”Siyaasi Shucayb
January 24, 2023 - Written by admin

Uba Diidi Maynnee Horta Mee Dalkii Iyo Dadkii Uu Xukumi Lahaa.

Waxa kale oo Aan Hambalyaynayaa Hadalkii Maanta Ee Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl Sareeyo Gaas Nuux Ismacil Taani kaasi oo wax badan, Bulshada u iftiimiyay.

Gabogabdii waxa kale oo Aan meesha Ka maqnayn

In Beelihii, Ilaahay dajiyay,Ku Abuuray Magaalada Laascaanood ee Horumarku U Socday,kuwaasi oo Lahaa Ganacsiga ,Jaamacadaha ,schoolada, Lagu Soo Duulay,oo Ay,ku Soo duuleen Beelo,u Sheeganaya Inay La hayb yihiin,Kuwaasi Oo kaga Cayaaraya, Nolosha, iyo horumarka, wanaagsan Ee ay mudada Dheer Dhisanayeen.

Muhiimadu waxay tahay ma garan doonaan Ama  Fahmi Doonaan,Qolyahaasi Ku Soo Duulay Nabadooda,iyo horumarkooda.

Waxa Suuro gal Ah,In Maalmaha Soo socda Arintaasi Laysla fahmi Doono, Oo ay dadkaasi isku caqli celin doonaan.

Siyaasi Shucayb Maxamed Muuse

COMMENTS
Latest News