Uba Diidi Maynnee Horta Mee Dalkii Iyo Dadkii Uu Xukumi Lahaa.
Waxa kale oo Aan Hambalyaynayaa Hadalkii Maanta Ee Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl Sareeyo Gaas Nuux Ismacil Taani kaasi oo wax badan, Bulshada u iftiimiyay.
Gabogabdii waxa kale oo Aan meesha Ka maqnayn
In Beelihii, Ilaahay dajiyay,Ku Abuuray Magaalada Laascaanood ee Horumarku U Socday,kuwaasi oo Lahaa Ganacsiga ,Jaamacadaha ,schoolada, Lagu Soo Duulay,oo Ay,ku Soo duuleen Beelo,u Sheeganaya Inay La hayb yihiin,Kuwaasi Oo kaga Cayaaraya, Nolosha, iyo horumarka, wanaagsan Ee ay mudada Dheer Dhisanayeen.
Muhiimadu waxay tahay ma garan doonaan Ama Fahmi Doonaan,Qolyahaasi Ku Soo Duulay Nabadooda,iyo horumarkooda.
Waxa Suuro gal Ah,In Maalmaha Soo socda Arintaasi Laysla fahmi Doono, Oo ay dadkaasi isku caqli celin doonaan.
Siyaasi Shucayb Maxamed Muuse