Published:

Dawlada somaliya ayaa sheegtay in ay xidhay inka badan 250 Acoun oo dhaqaalaha loogu urur jiray Ururka Alshabaab oo ka furnaa shirkadaha kala duwan ee ka hawlgala magaalada muqdisho.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

DFS ayaa sheegtay in ay xirtay in ka badan 200 oo al shabaab u isticmaalaayeen Akoon.

 

News Related