Gabileynewsonline.com
Garaad Waxaan Ku Leeyahay Lagaa Yeeli Maayo, Wixii Aabahaa 60sano Ka Hor Diiday, In Aan Tidhaa Maanta Waan ku Celinayaan”Siyaasi Warancade
January 21, 2023 - Written by admin

Siyaasi Cali Maxamed Warancade oo xilal kala duwan kazoo qaybtay xukuumadihii Somaliland ayaa ka hadlay arinta laascanood isagoo fariin gaar ah udiray garaad jaamac oo uu sheegay in aan laga yeelayn wixii uu aabihii 60sano ka hor diiday in uu indhaa maanta ayaan ku celinayaa.

" Waxaan Leeyahay Garaad Jaamac Aabahaa Ayaa kaa hagaagsanaa " Cali Warancade

COMMENTS
Latest News