Published:

Siyaasi Cali Maxamed Warancade oo xilal kala duwan kazoo qaybtay xukuumadihii Somaliland ayaa ka hadlay arinta laascanood isagoo fariin gaar ah udiray garaad jaamac oo uu sheegay in aan laga yeelayn wixii uu aabihii 60sano ka hor diiday in uu indhaa maanta ayaan ku celinayaa.

" Waxaan Leeyahay Garaad Jaamac Aabahaa Ayaa kaa hagaagsanaa " Cali Warancade

News Related