Published:

Madaxa xafiiska xuduudaha ee dawlad deegaanka somalida itoobiya ayaa si kulul uga hadlay duulaan iyo dagaalo ay maamulka oromada iyo jabhado iskaashanayaan kusoo qaadeen deegaanada somalida ee xuduudka udhexeeya labada maamul kaasi oo ay qaarkood qabsadeen kula laayeen dad shacabka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

"Ciidamada Oromadu Dagaal Ayay Soo Qaadeen Dad Badana Waay Laayeen , Ciidanka Canfartuna .."

 

News Related