Gabileynewsonline.com
Madaxdhaqameed Iyo Waxgarad Reer Kenya Ah Oo Karbaashay Faarax Macalin, Farana Ku Fiiqay Shakhsiyadiisa
January 6, 2023 - Written by admin

Madaxdhaqamed iyo waxgarad iyo ganacsato k dhaqan dalka Kenya gaar ahaan deegaanka somalida ee geerisa ayaa eedo culus ujeediyay faarax macalin iyagoo sheegay in uu caadaystay farogalinta wadamo ka baxsan Kenya iyo sheegashada wax aanu qaban.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Xasaasi: Xildhibaan Faarax Macalin oo Godkiisa Biyo Ugu Galeen & Sababta

COMMENTS
Latest News