Madaxdhaqamed iyo waxgarad iyo ganacsato k dhaqan dalka Kenya gaar ahaan deegaanka somalida ee geerisa ayaa eedo culus ujeediyay faarax macalin iyagoo sheegay in uu caadaystay farogalinta wadamo ka baxsan Kenya iyo sheegashada wax aanu qaban.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
