Published:

Madaxwaynaha somaliya xasan sheikh maxamuud ayaa maanta magaalada muqdisho ka daahfuray shirwaynaha culimada somaliya kaasi oo socon doono mudo sedex cisho ah

Waxaana furitaankii shirkan iyo Arimaha lagaga hadli doono faah faahin ka bixiyay wasiirka diinta iyo awqaafta somaliya sheikh mukhtaar roobow iyo culimo kale

Dhanka kale madaxwayne xasan sheikh ayaa hadlay muhiimada uu leeyahay shirka culimada iyo arimaha ay muhiimka tagay in diirada lagu saaro.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Madaxwayne Soomaaliya Ayaa Furay Shirwaynaha Culumada Soomaaliyeed.

News Related