Published:

Wasiirka arimaha gudaha somalilandtaliyayaasha ciidamada iyo maamulka gobolka sool ayaa maanta xarunta gobolka kulan kula qaatay madaxdhaqameedka iyo waxgaradka magaalada laascanood

Kulan ayaa ujeedadiisa ahayd sidii ooga wada hadli lahaa khasaarihii ka dhashay rabshadihii magaalada ka dhacay iyo sidii loo xoojin lahaa ilaalinta nabadgalyada.

Qodobo Xasaasiya Oo Kasoo Baxay Kulankii Odayaasha Iyo Xukuumada JsL Ee Laas Caanood.

 

News Related