Gabileynewsonline.com
Masuuliyiin Xukuumada Ka Socda Oo Soo Kormeeray Mashariicda Horumarineed Ee Laga Hirgaliyay Gobolka Gabiley.
January 17, 2023 - Written by admin

Agaasimayaasha guud ee wasaarada arimaha gudaha, caafimaadka iyo waxbarashada somaliland ayaa soo kormeeray mashaariicda laga hirgaliyay mashruuca jplga ee laga hirgaliyay gobolka gabiley sanadkii dhamaaday ee 2022 iyagoo kulan la qaatay maayarka magaalada gabiley iyo masuuliyiin kale.

Sidoo kale masuuliyiinta ka socday wasaaradaha dalka qaar ayaa soo kormeeray mashariicdaasi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha arrimaha gudaha caafimaadka iyo waxbarashada ayaa soo kormeeray..

COMMENTS
Latest News