Gabileynewsonline.com
Mid Kamid Ah Beelaha Dega Gobolada Maroodi Jeex Iyo Hawd Oo Kulan Lagaga Arinsanyo Diwaangalinta Ku Yeeshay Magaalada Hargaysa
January 2, 2023 - Written by admin

Agaasimaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska jsl Mudane C/rashiid oo kulanka Soo Xidhay ayaa Ka Sheekeeyey ahmiyadda wayn Ee ay Leedahay Isdiwaan galintu iyo Tartanka ay ku jiraan Degmoyinka Dalku loona Baahnyahay in Qof kasta oo Balay-Cabane iyo Hargaysa ka soo jeedaa Xil iska Saaro inuu Kaadhka Codbixinta Qaato.Maadaama ay Tahay Furasad. Bulshaduna Xil iska saarto kana Faaiidaysto/

Bali cabane

COMMENTS
Latest News