Published:

Prof Ibraahim Maxamed Meecaad Oo kamid ah Aqoonyahanka Somaliland islamarkaana kamid ahaa Halgamayaashii Snm ee Doorka wayn ku lahaa dib uxoraynta Somaliland ayaa ka hadlay dhoolatuska maraykanku ku Qabanaya magaalada berbera oo ku taliyay in dawlada Maraykanka la waydiiyo qaabka uu uqabanayo iyo hadalada Gefka ku ah jamhuuriyada Somaliland ee kazoo yeedhaya Safiirka maraykanka ufadhiya muqdisho.

Sidoo kale Prof Ibraahim ayaa xukuumada Somaliland ugu baaqay in ay bulshada ucadayso mawqifka kaga aadan dhoolatuska maraykanku ugu qabanayo berbera dalalka badan ee saaxibka la ah.

Dhanka kale prof Ibrahim meecaad ayaa sheegay in Somaliland ilaaliso xadka dheer ee udhexeeya itoobiya islamarkaana dawlada itoobiya looga baahan yahay sobobta keentay in dalkeeda ay kusoo shiraan kooxo duulaan ku ah qarannimada Somaliland oo dhawaan shirk u qabsaday magaalada jig jiga

HALKANKAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Xogo Fashiliyey Tuhunada Ku Qarsoon Dhoolla-tuska Ciidammada Maraykanka ee Berbera

News Related