Gabileynewsonline.com
Qaramada Midoobay Oo Fadhi Deg deg Ah Ka Yeelanaysa Arin Muslimiinta ka cadhaysiiyay Oo Uu Sameeyay Wasiir Yuhuudi Ahi.
January 6, 2023 - Written by admin

Golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa fadhi deg deg ah ka yeelaynaysa arin uu sameeyay wasiir yuhuudi ah taasi oo ay dhalatay cadho wayn oo dadka muslimiinta ah kadib markii wasiirkani uu galay masjidka barakaysan ee qaza.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Qaramada Midoobay oo fadhi Degdeg ah ka yeelanaysa Arin uu Sameeyay Wasiir Yuhuudi ahi

COMMENTS
Latest News