Published:

“Muuse Biixiyoow Somaliland Waad Baabiinaysaa Kuwii Kula Baabiin Lahaana Waad Heshay Oo Waa Reer Sool”Siyaasi Reer sool ah,

Midkamid ah siyaasiyiinta iyo waxgaradka kazoo jeeda gobolka sool ayaa madaxwayne biixi ku eedeeyay in aanu aqoonsanayn gudoomiyenimada gudoomiyaha golaha wakiilada islamarkaana uu u arko in uu yahay xisbiga waddani balse aanu u arag masuul qaran

Sidoo kale siyaasigan ayaa sheegay inta madaxwayne biixi aragtaada ka qabo gudoomiyaha goaha wakiilada cabdirasaaq khaliif in aanu dagayn gobolka sool.

"Inta Muuse Biixi diidan yahay hogaaminta Cabdirisaaq Khaliif Laascaanood way ka sii daraysaa!"

News Related