Published:

Taliyaha ciidanka qaranka jsl oo ay weheliyaan saraakiisha kala duwan ee ciidanka boliska iyo qaranka oo shir jaraa,id ku qabtay magaalada laascanood ayaa ka hadlay xaalada abniga ee magaalada iyo qaabka ay sugeen abniga garaadadii lagu soo dhaweeyay gobolka sool.

Sidoo kale taliye nuux ayaa sheegay in ay ciidamada qaranka Somaliland gacanta ku hayaan abniga garaadada iyo shirka ay ku qabsan doonaan magaalada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

"Baabuurta soodhoweynaysay Garaadada waxay ahaayeen kuwii Ciidanka Qaranka" Taliyaha ciidamada JSL

News Related