Published:

Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Technolajiyada Somaliland oo ay weheliyaan badhasaabka gobolka gabiley ,maayarka maagaalada gabiley iyo masuuliyiin kale ayaa kormeeray goobaha diwaangalinta codbixiyayaashu ka socoto ee degmooyinka Allaybaday, wajaale, kalabaydh ee katirsan gobolka gabiley kaasi oo u jeedadiisu ahayd sidii shacabka loogu baraarujin lahaa qaadashada kaadhka codbixinta oo mudo koobani ka hadhay wakhtigii lasoo gabo gabaynayay kaadashadiisa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALK A WARKAN;

Wefti uu Hogaaminayo Wasiirka Isgaadhsiinta oo Kormeeray Goobaha Codbixinta ee Gobolka Gabilay.

 

News Related