Gabileynewsonline.com
Xabsiga Madheera Oo Laga Siidaayay 29Dhalinyo Ah Oo Laga Soo Xidhay Magaalada Laascanood.
January 6, 2023 - Written by admin

Xukuumada somaliland ayaa maanta xabsiga madheera ee gobolka saaxil kasii daysay 29dhalinyaro ah oo laga soo xidh xidhay magaalada laascanood rabshadihii ka socday maalmihii dhawayd.

Siidaynta dhalinyarada ayaa waxaa ka hawlgalay odayaal iyo siyaasiyiin reer sool ah islamarkaana kulan la qaatay madaxwaynah jsl oo ay kala hadleen sidii loo dajin lahaa xaalada gobolka sool.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Xukuumada JSL ayaa xabsiga Mandheera ka sii daysay dhalinyaro lagu soo qabtay rabshadihii laascanood

COMMENTS
Latest News