Xoghayaha Golaha Guurtida Oo Caqabad Ku Noqday Xeer Qaranka Somaliland Umuhiim Ah Iyo Dareenada Ku Gadaaman!
January 31, 2023 - Written by admin
Doonka? Ma xisbiyada mucaaridka ayuu ku gacan siinayay farogalinta iyo isku dayada ay ku doonayaan inay fashiliyaan hawlaha qaranka iyo xukuumada Uu Gadhwadeenka ka yahay Madaxwayne biixi?
Isku soo wada duub oo talaabada uu xoghayaha golaha guurtidu ku farogaliyay xeerkan iyo kuwo kale ee qaranka dhamaystirkiisa umuhiim u ahba, ayaa noqonaysa mid ubaahan in shir gudoonka golaha guurtida fiiro gaar ah Uyeeshaan Ficilada Masuulkan, iyadoo Oo Dhanka kale ay muhiim tahay, in la sameeyo baadhitaano dheeraad ah oo ku Aadan qaabkii xeerkan loo majaro Habaabiyay iyo ujeedooyinka ka danbeeya.
QORE FARXAAN MAXAMED BARKHAD.