Published:

Qaarkamid ah xildhibaanada golaha wakiilada ee laga soo doortay gobolka gabiley iyo xubin katirsan komishanka doorashooyinka oo kormeer kusoo maray goobaha diwaangalinta ee gobolka gabiley sheegayna in la xaliyay caqabado ka jiray goobaha qaar.

Wafti xildhibaano ah ayaa soo kormeeray goobaha diiwaan galintu ka socoto ee gbolka Gabilay.

News Related