Published:

Abwaan/fanaan maxamed saleebaan tuke oo kamid ah bahda hal abuurka Somaliland ayaa curiyay maanso cusub oo ka hadlay muhiimada ay leedahay nabadu xili xaalad colaadeed ka taagan tahay gobolka sool.

HALKAN KAGA BOGO MAANSADAN;

Gabay ku saabsan Nabadda | Abwaan Maxamed Saleebaan Tuke.

News Related