Gabileynewsonline.com
DAAWO;-Xuska 29aad Guurada Aas Aaska Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Lagu Qabtay Gobolka Sool.
February 2, 2023 - Written by admin

Taliska ciidamada qaranka ee duleedka magaalada laascanood ayaa maanta lagu qabtay munaasibada xuska 29aad guurada aas aaska ciidamada qaranka jsl

Waxaana munaasibada ka qaybgalay taliyaha ciidanka qaranka ,wasiiro maamulka gobolka sool iyo masuuliyiin kale.

Dhanka kale Taliyaha ciidanka qaranka ayaa ka warbixiyay aas aaskii ciidanka iyo waxyaabaha uqabsoomay iyo dadaalada ay ugu jiraan sidii ciidamadu uheli lahaayeen tababaro caalamiya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

"Ciidanka Qaranku Dalkoodii ayay joogaan kana bixi maayaan" Taliyaha Ciidanka Qaranka.

 

COMMENTS
Latest News