Shabakada Gabiley News Network
Gudoomiyaha golaha9 guurtida jsl ayaa fadhigii saaka ee Xildhibaanada golaha guurtida Somaliland wuxuu gudi usaaray xeerka macdanta oo mudo golaha horyaalay kuwaasi oo uu sheegay in ay soo naaqishi doonaan xeerkan kadibna golaha Horkeeni Doonaan.