Published:

Maayarka caasimada Hargaysa ayaa ka hadlay warar maalmihii udanbeeyay ay faafinayeen cadowga somaliland oo lagu sheegayay in dadka kazoo jeeda gobolka sool wax lagu yeelayo gobolada kale ee Somaliland taasi oo aan ahayn wax jira

Maayarka Mooge ayaa sicad usheegay in aan caasimada hargaysa wax lagu yeeli Karin cid kazoo jeeda gobolka sool islamarkaana ugu baaqay cidii wax dareentaa in ay lasoo xidhiidha maamulka dawlada hoose.

War Cusub: "Way Na Dhibaysaa In La Yidhaa Dadka Reer Laascaanood..." Maayir Mooge

 

News Related