Published:

Dawlada hoose ee caasimada hargaysa ayaa saaka fulisay ololihii bilaha ahaa ee ay ku nadiifiso magaalada haraysa ayaa kaasi oo laga fuliyay qaarkamid ah degmooyinka caasimada.

Sidoo kale maayar mooge ayaa fariin udiray shacabka caasimada ee aan iyagu kala qaybgalin ololahan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

"Dawladda Hoose waxaa ka go'an inay halkan nadiifiso" Maayarka Caasimada Hargeysa.

News Related