Published:

Madaxdhaqameedka somaliland oo isku xil qaamay xal uhelida colaada magaalada laascanood ayaa gaadhay galabta gobolka sool

Waftigan madaxdhaqameedka ah ayaa ka hadlay ujeedada ay utageen gobolka sool iyagoo baaq culus udiray garaadada beelaha dhulba hante ee ay ergada ugu tageen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

"Anagu hadaanu nahay ergada is-xilqaantay waanu idiin Fadhinaa waananu idin sugaynaa"Salaadiintii

News Related