Published:

 

Shir afar goosood ah oo ay ka qaybgaleen madaxwaynayaasha dalalka jabuuti, Kenya iyo raysalwasaaraha itoobiya oo ka qabsoomay magaalaa muqdisho ayaa waxaa gudoomiyay madaxwaynaha somaliya xasan sheikh Maxamuud.

Shirkan ayaa waxaa kazoo baxay qodobo door ah kuwaasi oo uu faah faahin ka bixiyay wasiirka warfaafinta somaliya daa,uud aways

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Mudane Xasan Sheekh ayaa Shir Gudoomiyay Shir-afar-geesood ah oo Lagu Cirib Tirayo Argagixisada

News Related