Gabileynewsonline.com
Siyaasi Rashiid Jamaac Dhari Oo Bogaadiyay Xildhibaano Baarlamaanka Somaliya Katirsan Oo Taageeray Qadiyada Somaliland
February 2, 2023 - Written by admin

Siyaasi rashiid jaamac dhari ee sheekhul Axmar ayaa hambalyo udiray ciidamada qaranka Somaliland munaasibada 29aad guurada aas aaska ciidanka qaranka Somaliland

Sidoo kale sheekhul axmar ayaa ka hadlay shirka garaadada beelaha dhulba hante uga socda laascanood iyo hadalkii kazoo yeedhay xildhibaan mahdi  guuleed oo katirsan baarlamaanka somaliya oo qiray madaxbanaanida somaliland.

Waa Badheedh Cad,dhiiguna Biyo Ma Noqdo,garaadada Dhulbahantena"Sheekhul Axmar

COMMENTS
Latest News