Gabileynewsonline.com
Suldaanka Guud Ee Beesha Ciise Muuse Oo Lagu Soo Dhaweeyay Deegaanada Udhexeeya Hargaysa Iyo Berbera.
February 1, 2023 - Written by admin

Suldaanka guud ee beesha ciise muuse oo ay weheliyaan madaxdhaqameed iyo masuuliyiin kale ayaa lagu soo dahweeyay degmooyinka udhexeeya maroodi jeex iyo saaxil isagoo kusii jeeda magaalada berbera.

Suldaanka Guud Beesha Degta Saaxil,Togdheer & Mjeex ayaa G.Saaxil Lagu Soo Dhaweeyay.

COMMENTS
Latest News