Gabileynewsonline.com
Warar Dheeraada Oo Kasoo Baxay Xaalada Magaalada Laascanood!
February 6, 2023 - Written by admin
-Magaalada laascanood ayaa saaka ku waabariisatay dagaal iyo rasaas dhacays kadib markii ciidamo ka amar qaadayana garaad guud ee beelaha dhulba hante ay weerareen xarunta madaxtooyada laascanood iyo xeryaha ciidamada kaasi oo Sobobay khsaare dhimasho dad shacabka ah iyo askarka tirsan ciidamada

Dhanka kale waxaa halmar isku beegmay dagaal ay qaadeen iyo go,aamo kazoo baxay shirkii mudada magaalada laascanood uga socday garaadada

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Dagaalka Iyo Qodobada Shirkii Laascaanood ka soo baxay + Qaylo-dhaanta Garaadada

 

COMMENTS
Latest News