Published:

Wasaarada diinta iyoawqaafta somaliland ayaa soo qaban qaabisay kulan loo qabtay imaamada masaajidada dalka khudbada jimcaha ka akhriya qaarkood

Waxaana ujeedadan kulan ka warbixiyay wasiirka diinta iy awqaafta somaliland sheekh cabdirasaaq albaani.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Wasaarada Diinta oo qabatay kulan u qabatay Imaamyada masaajidada dalka

 

News Related