Shabakada Gabiley News Network
Wasiirka wasaarad arimaha gudaha Somaliland oo ku sugan magaalada laascanood ayaa faah faahin ka bixiyay weerar ay ciidamo maleeshiyaad ahi kuso qaadeen ciidamada Somaliland eek u sugan duleedka magaalada iyo guriga madaxtooyada laascanood.