Published:

Wasiirka wasaarad arimaha gudaha Somaliland oo ku sugan magaalada laascanood ayaa faah faahin ka bixiyay weerar ay ciidamo maleeshiyaad ahi kuso qaadeen ciidamada Somaliland eek u sugan duleedka magaalada iyo guriga madaxtooyada laascanood.

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ku sugan Laascanood ayaa ka hadlay Xaalada guud ee Magaaladaasi.

News Related