Gabileynewsonline.com
Wasiirka Gaashaandhiga Jsl Oo Beesha Caalamka Ku Wargaliyay Weeraro Somaliland Kaga Imanaya Somaliya Iyo Goobaha Ay Isku Urursadeen!
February 11, 2023 - Written by admin

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga  Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Abdiqani Mohamoud Caateeye War cusub la xidhiidha Weeraro lags imanaya Somaliya Ku baahiyay twitter kiisa  qoraalkan:

“Dawladda Somaliland waxa ay doonaysaa in ay caalamka ku war galiso in qarankeeda uu wakhtigan wajaho weeraro kaga socdo dawladda Faderaalka ah ee Soomaaliya. Ciidamada Soomaaliya & kuwa Puntland ee Soomaaliya, ayaa isku uruursaday xuduudka si ay duulaan u soo qaadaan. Nasiib darro, ma hayno doorasho kale oo aan ahayn inaan difaacno dalkayaga”

COMMENTS
Latest News