Gabileynewsonline.com
Waxaanu Ceeboobi Doonaa Maalinta Aad Aragtaan, Anagoo Leh Cashuurtiinii Aayaanu Wax ku Qaban Kari Waynay”Maayar Mooge
February 1, 2023 - Written by admin

Maayarka caasimada hargaysa oo ay weheliyaan xubno katirsan golaha deegaanka iyo maamulka dawlada hoose ayaa kormeeray dhismaha wadada cusub ee isku xidhaysa degmooyinka axmed dhagax iyo 31may taasi oo ay gacan ka gaysatay dawlada hoose oo kaashanaya gudida xaafadahan.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

“Waxaan ceeboobi doonaa maalintaad aragtaan cashuurtiini oo la leeyahay…” Maayar Mooge.

COMMENTS
Latest News